Definitions

Sorry, no definitions found. Check out and contribute to the discussion of this word!

Etymologies

Sorry, no etymologies found.

Examples

  • Khandalyacha Ghatat hava thanda gaar .... is a song we maharashtrians grew up with and a break from Mumbai meant going to Khandala ghats in which Lonavala in nestled.

    Lonavala Chikki

  • "I morgo" og "i morgo" og "i morgo," slik sig det smaatt fram etter, dag for dag, til siste ord i livsens sogubok; og kvart "i gaar" hev daarer vegen lyst til dust og daude.

    An Essay Toward a History of Shakespeare in Norway

  • Qaraxa ayaa sidoo kale waxyeelo gaarsiiyay goobo ganacsi oo ku dhow halka uu ka dhacay, waxaana burbur xoogan uu gaaray Isbitaal gaar loo leeyahay oo lagu magacaabo Daarul-Shifa.

    [unknown placeholder $my.siteName$]

  • Dagaalka oo ahaa mid xoogan ayaa bilowday markii Maleeshiyo Al-shabaab ka tirsan ay weerar ku qaadeen goobaha ay ciidamada dowladu kaga sugan yihiin waqooyiga Muqdisho, gaar ahaan degmooyinka, dagaalkaas oo socday dhowr saacadood.

    [unknown placeholder $my.siteName$]

  • Sh. Aadan Madoobe wxuuu sheegay in xiliga gudoonka baarlamaanka uu yahay mid la socda xiliga baarlamaanka, haddii uu baarlamaanku dhacana ay la dhacayaan, balse aysan jirin xili gaar ah oo ay iyagu dhacayaan.

    [unknown placeholder $my.siteName$]

  • Labada qodob ee si gaar ah loo xusay waxay kala yihiin (a) in Ururka Islaamka xafiis ka furan doono Muqdishu si loo fuliyo gargaar bani aadamnimo ay ku baxayso 50 million doolar iyo (b) in la qabanqaabiyo shir caalami ah ee lagu taagerayo dib u kabashada iyo dib u dhiska Soomaliya.

    [unknown placeholder $my.siteName$]

  • "Waxaan xaqiijinaynaa inaan si buuxda ula shaqeyno beesha caalamka, gaar ahaan inaan kala shaqeyno la dagaalanka burcadbadeeda, kuwaasoo dhaawacay sharaftii Somalia" ayuu yiri Sheekh Shariif.

    [unknown placeholder $my.siteName$]

  • September in Köln Den kommende EU-folketaelling aar 2011 gaar naturligvis uden om det altafgoerende Volkszählung 2011: EU forbereder sig paa delvis registerbaseret folketaelling i 2011

    Blogbot - forsiden

  • Socdaalka Nuur Cadde ayaa isugu jira mid shaqo iyo mid caafimaad sida uu sheegay mas'uul ka mid ah wafdiga Ra'iisul wasaaraha, isagoo booqday Isbitaalka uu ku jiray Madaxweynaha Somalia, waxayna qaateen kulan gaar ah.

    [unknown placeholder $my.siteName$]

  • Heshiiskaan oo qoraalkiisa aan weli loo soo bandhigin shacbaka Puntland gaar ahaan aqalka wakiilada ayaa wararka hordhaca oo laga helayo waxaa ay sheegayaan in 70\% dakada Bosaso [Port] iyo dakhliga ka soo gala xukuumada Puntland ku wareejineso shirkad laga leeyahay wadanka Immaaradka Carabta, Dubai, oo la yiraahdo

    [unknown placeholder $my.siteName$]

Comments

Log in or sign up to get involved in the conversation. It's quick and easy.