Definitions

Sorry, no definitions found. Check out and contribute to the discussion of this word!

Etymologies

Sorry, no etymologies found.

Support

Help support Wordnik (and make this page ad-free) by adopting the word ayay.

Examples

  • Sidoo kale shirka ayay kaga hadleen madaxweynayaasha xaalada bani'aadamnimo ee Somalia, kadib markii hay'ada WFP ay gabi ahaan joojisay gargaarku raashin ee ay ka qaybin jireen koonfurta Somalia oo ay gacanta ku hayso kooxda Al-shabaab.

    [unknown placeholder $my.siteName$] 2010

  • Dilal qorsheysan, afduubyo, xarig aan sharci aheyn, dhac iyo boob, hanti la wareegid, iyo barakicin ayay warbixintu sheegtay in la'isugu daray shacabka ay dowlad la'aantu dilootay ee dalka Somalia.

    [unknown placeholder $my.siteName$] 2009

  • "Xalay ma seexan waxaan sugayay natiijada doorashada, mar walba waxaan la jiray Sheekh Shariif, waayo waxaan rumeysanahay inuu yahay mas'uul waxtar ah" ayay tiri Muxubo Cumar oo ka mid ahayd dad isugu soo baxay Kaaraan, taasoo mararka qaarkood uu codka ka go'ayay, kuna tilmaantay arintaas farxad.

    [unknown placeholder $my.siteName$] 2009

  • Saakay 9: 00 aroornimo ayay ciidamada AMISOM joojiyeen howlihii dekeda waxaana isla markaas kusoo xirtay dekeda markab weyn oo qalab ciidan wada, iyadoo dadka iyo gaadiidka loo diiday inay maraan wadooyinka ku dhow dekeda.

    [unknown placeholder $my.siteName$] 2009

  • "Cajaladan muhim ayay noo tahay" ayuu yiri Philip Mudd oo ka tirsan saraakiisha sarsare ee FBI-da, isagoo intaas ku daray: "Waxaa jira shaqsiyaad badan oo qorsheynaya inay maraan wadadaas qaldan".

    [unknown placeholder $my.siteName$] 2009

  • Al-Amriki ayay sirdoonka Mareykanka ku qiyaaseen da'diisa 20 - 30-sano, waxaana ay sheegeen in erayada Ingiriiska ah ee uu ku hadlayo ay yihiin kuwa looga hadlo galbeedka Mareykanka.

    [unknown placeholder $my.siteName$] 2009

  • Goobta la weeraray oo ahayd saldhig yar oo ay ciidamadii dhawaan lagu soo tababaray dalka Ethiopia halkaas ku leeyihiin; ayay kooxhii falkaas qaraxa ah geystay goobta ka baxsadeen.

    [unknown placeholder $my.siteName$] 2008

  • "Ciidamada xooga dalka oo ku sugan Warshada baastada iyo agagaarkeeda ayay soo weerareen kuwo uu Abu-Mansor u sheegay inay jano galayaan, waxaana ka dilnay 15-qof oo Somali ah, Alaha u naxariisto ayaan leeyahay" ayuu yiri Col. Xirsi oo intaas ku daray:

    [unknown placeholder $my.siteName$] 2008

  • June 28th, 2007 at 1: 15 pm ayay - “Yeah, that “Buffy the Vampire Slayer” thing was a complete failure, I hear.

    Matthew Yglesias » So Nice, I Watched it Twice 2007

Comments

Log in or sign up to get involved in the conversation. It's quick and easy.