Definitions

Sorry, no definitions found. Check out and contribute to the discussion of this word!

Etymologies

Sorry, no etymologies found.

Support

Help support Wordnik (and make this page ad-free) by adopting the word isaga.

Examples

  • Me mõtlesime isaga, et kui ResPublica valimislubadus oleks Eesti aastaringne temperatuur + 22 C ja valdavalt päiksepaisteline ilm päeviti, siis me hääletaksime nende poolt.

    tatsutahime Diary Entry tatsutahime 2005

  • Gabagabadii kulankaan oo albaabada u xirnaa loona diidey saxaafada inteeda badan ayaa waxaa khudbad ka akhriyey Madaxweyne ku-xigeenka Puntland ahna ku simaha Madaxweynaha isaga oo xusey in mamaulkiisa dulqaadkii ka dhamaadey madaama balan qaadjka beesha caalamku noqdey mid faraha ka batey.

    [unknown placeholder $my.siteName$] 2010

  • Dadka degmadaas ayaa u sheegay saxaafada inay ka walaacsan yihiin dagaalo halkaas ka qarxa maadaama ay marin u tahay ciidamada Ethiopia ee isaga goosha gudaha dalka, xoogaga Al-shabaab ay ku sugan yihiin degmada.

    [unknown placeholder $my.siteName$] 2008

  • "Kooxaha dagaalamaya waxaa amiir u ah Sheekh Shariif Sheekh Axmed, isaga ayaana soo galay heshiiska xabbadjoojinta ah, waxaana laga doonayaa inay adeecaan oo ay dagaalada joojiyaan" ayuu lagu yiri qoraalka.

    [unknown placeholder $my.siteName$] 2008

  • Mar la weydiiyay Madaxweyne Geelle in shirkan ay abaabushay Ethiopia lana sheegayo inuu yahay mid lagu xoojinayo shirarkii Jabuuti iyo inuu yahay mid ay Ethiopia doonayso inay indhaha caalamka isaga leexiso, ayuu kaga jawaabay:

    [unknown placeholder $my.siteName$] 2008

  • Aadan Madoobe ayaa sheegey inuu jiro kulankas balse uusan jirin war ka soo baxey urur gOboleedka IGAD oo soo gaarey isaga oo sheegey in ay tahay soo jeedin.

    [unknown placeholder $my.siteName$] 2008

  • Xisbiga KULMIYE wuxu u arkaa Go'aankii Guurtida ee 28ka March 2009 ee loogu kordhiyey MADAXWEYNAHA muddada lixda bilood ah mid baalmarsan sharciga iyo distoorka dalka, iyada oo aanay oollin duruufaha ku xusan qodobka 83aad farq. 5aad, ee loo cuskaday go'aankaas isaga ah, kaas oo dhigaya sidan: - "Haddii ay suurtoobi weydo duruufo la xidhiidha nabadgelyada darteed in la qabto doorashada MADAXWEYNAHA iyo ku-xigeenka MADAXWEYNAHA marka muddadii xilkoodu dhammaato, waxa Golaha Guurtida waajib ku ah in ay muddada xilka u kordhiyaan MADAXWEYNAHA iyo Ku-xigeenka MADAXWEYNAHA … …"

    [unknown placeholder $my.siteName$] 2009

Comments

Log in or sign up to get involved in the conversation. It's quick and easy.