Definitions

Sorry, no definitions found. Check out and contribute to the discussion of this word!

Etymologies

Sorry, no etymologies found.

Support

Help support Wordnik (and make this page ad-free) by adopting the word kadib.

Examples

  • "Laba gaari oo lagu raray walxo qaraxa ayaa la dhigay meel ku dhow Hotelka, mid ka mid ah ayaa qarax aan weynayn sameeyay, taasi waxay keentay in dadku ay ka cararaan goobta, daqiiqado kadib waxaa dhacay qarax kale oo weyn" ayuu yiri goobjooge ku sugnaa halka uu qaraxu ka dhacay.

    [unknown placeholder $my.siteName$] 2010

  • Xabsiga magaalada Qardho oo u baahnaa in dib loogu noqdo kadib markii hay'ada UNDP dhistey balse noqdey mid aan la isticmaali karin, Dekada magaalada Bosaso oo u baahan in la qodo si Maraakiibta waaweyn ugu soo xirato & arrimo badan.

  • Sidoo kale shirka ayay kaga hadleen madaxweynayaasha xaalada bani'aadamnimo ee Somalia, kadib markii hay'ada WFP ay gabi ahaan joojisay gargaarku raashin ee ay ka qaybin jireen koonfurta Somalia oo ay gacanta ku hayso kooxda Al-shabaab.

    [unknown placeholder $my.siteName$] 2010

  • "Laba gaari oo lagu raray walxo qaraxa ayaa la dhigay meel ku dhow Hotelka, mid ka mid ah ayaa qarax aan weynayn sameeyay, taasi waxay keentay in dadku ay ka cararaan goobta, daqiiqado kadib waxaa dhacay qarax kale oo weyn" ayuu yiri goobjooge ku sugnaa halka uu qaraxu ka dhacay.

    [unknown placeholder $my.siteName$] 2010

  • Xabsiga magaalada Qardho oo u baahnaa in dib loogu noqdo kadib markii hay'ada UNDP dhistey balse noqdey mid aan la isticmaali karin, Dekada magaalada Bosaso oo u baahan in la qodo si Maraakiibta waaweyn ugu soo xirato & arrimo badan.

    [unknown placeholder $my.siteName$] 2010

  • "Laba gaari oo lagu raray walxo qaraxa ayaa la dhigay meel ku dhow Hotelka, mid ka mid ah ayaa qarax aan weynayn sameeyay, taasi waxay keentay in dadku ay ka cararaan goobta, daqiiqado kadib waxaa dhacay qarax kale oo weyn" ayuu yiri goobjooge ku sugnaa halka uu qaraxu ka dhacay.

    [unknown placeholder $my.siteName$] 2010

  • Ugu yaraan 5-qof ayaa ku dhintay 31-qof oo kalena way ku dhaawacmeen dagaalo iyo duqeymo maanta ka dhacay Muqdisho, kadib markii xoogaga mucaaradku ay weerareen ciidamo Ethiopian ah oo ka baxay saldhigyo dhowr ah.

    [unknown placeholder $my.siteName$] 2009

  • Madaxweynaha Somalia Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta dib ugu laabtay dalka Jabuuti, kadib markii uu dalka Ethiopia kaga qaybgalay shirkii Madaxda dalalka Midowga Afrika.

    [unknown placeholder $my.siteName$] 2009

  • Sheekha, oo la weydiiyay in warar soo baxaya ay sheegayaan in kooxdooda lagu tuhmayo inay dileen agaasimihii Hornafrik, kadib markii ay shir ugu yeereen agaasimayaasha Muqdisho ayaa yiri: "Cidii nagu tumhaysa waxaa laga doonayaa inay cadeyn keento, hadii kale wararkaas wuxuu noqonayaa been abuur ah".

    [unknown placeholder $my.siteName$] 2009

  • Shirka Jaraa'id ee wasiirkii hore ee caafimaadka Somaliland uu ku sheegay inuu yahay musharax ayaa kusoo beegmaya iyadoo dhawaan uu ku geeriyooday dalka Jabuuti xoghayihii UDUB Maxamed Ismaaciil Bullaale, kadib xanuun kusoo booday.

    [unknown placeholder $my.siteName$] 2009

Comments

Log in or sign up to get involved in the conversation. It's quick and easy.