Paglalakad papunta sa Tor Vergata, kung ika'y tulad ko na hindi mahilig sa paglalakad, ito ay parusa! kung ika'y nangangarap sumali ng ganito isa lang tip ko sa iyo: Wag kalimutan magsuot ng koportableng sapatos!!! wag nyong gayahin ginawa ko, naka sandal may takong pa! hah! alang biro, napaiyak ako dito grabe! ayan arte! pa kyut kasi hahaha— moderately-confused pinay in deutschland
Waa shaqaalihii sadexaad ee WFP lagu dilo Soomaaliya tan-iyo bishii Agoosto 2008.— [unknown placeholder $my.siteName$]
Warbixintu waxay ku ararsatay in xaaladda xuquuqda aadanaha ee Somalia kasii dartay sanadkii lasoo dhaafay, iyadoo dhamman dhinacyadii isku hayey Somalia, oo kala ahaa ciidanka DKMG oo gacan ka helayey kuwa Ethiopia, iyo kooxo kasoo horjeeday, ay geysteen xadgudubyo ka dhan xuquuqda aadanaha.— [unknown placeholder $my.siteName$]
Dilal qorsheysan, afduubyo, xarig aan sharci aheyn, dhac iyo boob, hanti la wareegid, iyo barakicin ayay warbixintu sheegtay in la'isugu daray shacabka ay dowlad la'aantu dilootay ee dalka Somalia.— [unknown placeholder $my.siteName$]
Waxaa waliba intaas sii dheeraa cabburin ka dhan ah warbaahinta, takoor lala beegsaday dadka laga tirada badan yahay iyo kuwa itaalka daran, kufsi loo geystay dumar, carruur askar laga dhigtay, kuwa lagu khasbay inay xamaalaan, iyo gabood-fallo kale oo baahsan.— [unknown placeholder $my.siteName$]

If you'd like to prod us on getting a pronunciation for this word, sign in (or sign up) and let us know.
Bubble size: how much this word was used in a year
Bubble height: used more or less than expected, vs. all uses evenly distributed
You can expect to see this word about once a year.
Recently looked uplight-skinned · scuse · perisheth · quadrennial · Kopechne |
Recent Favoritespygopagus · sanglant · Astacus · sweetbread · qualms |
Recent Pronunciationssupercalifragilistichespiralidoso · Wenn Lloyds Leute heute läuten, läuten Lloyds Leute heute laut. · telofy · ouagadougou lulu · mafia |