Definitions

Sorry, no definitions found. Check out and contribute to the discussion of this word!

Etymologies

Sorry, no etymologies found.

Support

Help support Wordnik (and make this page ad-free) by adopting the word kalena.

Examples

  • Ugu yaraan 15-qof ayaa ku dhintay 25-qof oo kalena way ku dhaawacmeen dagaal maanta [July 10, 2009] ku dhexmaray ciidamo Ethiopian ah iyo

    [unknown placeholder $my.siteName$] 2010

  • Ugu yaraan 10-qof oo afar ka mid ah ay yihiin dad rayid ah ayaa ku dhintay 15-qof oo kalena way ku dhaawacmeen dagaal xalay askarta DF iyo kuwa kasoo horjeeda ku dhexmaray degmooyinka C/casiis iyo Shibis oo dhanka waqooyi ee Muqdisho ku yaala.

  • "Dagaalka oo haatan qaboobay waxaa nooga dhintay dhowr qof, sidoo kalena waxaan ku dilnay askar Ethiopian ah, xaaladuna weli waa kacsan tahay" ayuu yiri mid ka mid ah odayaasha deegaanka uu dagaalku ka dhacay.

    [unknown placeholder $my.siteName$] 2010

  • Ugu yaraan 10-qof oo afar ka mid ah ay yihiin dad rayid ah ayaa ku dhintay 15-qof oo kalena way ku dhaawacmeen dagaal xalay askarta DF iyo kuwa kasoo horjeeda ku dhexmaray degmooyinka C/casiis iyo Shibis oo dhanka waqooyi ee Muqdisho ku yaala.

    [unknown placeholder $my.siteName$] 2010

  • Madaafiic maanta ku dhacay xaafado ka tirsan degmooyinka Kaaraan, Shibbis iyo C/casiis oo ay madaafiicdu ku hoobanayeen ayaa waxaa ku dhintay dad rayid ah iyadoo sidoo kalena ay kuwo kale oo badan ku dhaawacmeen.

    [unknown placeholder $my.siteName$] 2010

  • Marie (2 posts) on December 9, 2008 - 10: 32pm. kalena (102 posts) on May 26, 2008 - 4: 19pm.

    AfterEllen.com - Because visibility matters 2009

  • Ugu yaraan 5-qof ayaa ku dhintay 31-qof oo kalena way ku dhaawacmeen dagaalo iyo duqeymo maanta ka dhacay Muqdisho, kadib markii xoogaga mucaaradku ay weerareen ciidamo Ethiopian ah oo ka baxay saldhigyo dhowr ah.

    [unknown placeholder $my.siteName$] 2009

  • Ugu dambeyntii, warbixintu waxay sheegtay in colaadda ka aloosan Somalia ay ku nafwaayeen in ka badan 3,000 oo qof sanadkii hore, ugu yaraan 5,000 oo kalena ay ku dhaawacmeen.

    [unknown placeholder $my.siteName$] 2009

  • Hal qof ayaa ku dhintay 16-qof oo kalena waxaa kasoo gaaray dhaawacyo kala duwan qarax maanta ka dhacay Baydhabo, kaasoo lala bartilmaameedsaday ciidamo Booliis ah oo ku sugan suuqa digaaga.

    [unknown placeholder $my.siteName$] 2008

Comments

Log in or sign up to get involved in the conversation. It's quick and easy.