Definitions

Sorry, no definitions found. Check out and contribute to the discussion of this word!

Etymologies

Sorry, no etymologies found.

Support

Help support Wordnik (and make this page ad-free) by adopting the word tagay.

Examples

  • Israeli at Arab pahayagan parehong makita ang kontrahan bilang isang manalo para sa Islamic pagkasobra bilang ng mundo Muslim tagay isaalang-alang kung ano ang kanilang Hezbollah ang tagumpay laban sa Israel, na tawag nila "America's proxy hukbo."

    ideonexus.com »2,006» Septiyembre 2006

  • Dagaalkan oo ahaa mid xoogan ayaa ka dhashay muran soo dhexgalay ciidamada Ethiopia ee lagu magacaabo [New Police] iyo dadka deegaanka, kaasoo ku saabsan gaadiid xamuul wada oo ka tagay

    [unknown placeholder $my.siteName$] 2010

  • Madaxweynaha Somalia Sh. Sh.riif Sh. Axmed oo safar aan horay loo shaacin ku tagay Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa maanta

    [unknown placeholder $my.siteName$] 2010

  • Eugene, Sharp, Keith, Mehiam, Malcolm ug c nards..ug ako ang camera man...lols. bday ni butod bangka, tagay, sugba2, bugal2 ug uban pa... question and answer before sa board exam ni sharp chu!

    WN.com - Business News 2010

  • Dareenkayaga iyo ducadeena ba waxaan la wadaangnaa qoyskii iyo asxaabtii uu ka tagay marxuumkuâ€.

    [unknown placeholder $my.siteName$] 2009

  • Madaxa AU-da Jean Ping oo booqasho ku tagay dalka Ghana [Jan 7, 2009] ayaa ka dalbay Madaxweynaha cusub ee Ghana inuu qayb ka qaato nabadda Somalia, isla markaana uu ciidamo u diro halkaas.

    [unknown placeholder $my.siteName$] 2009

  • Afduubka ayaa isna aad ugu badnaa Somalia sanadkii tagay.

    [unknown placeholder $my.siteName$] 2009

  • Ducaale wuxuu ifka uga tagay shan carrur iyo hooyadood.

    [unknown placeholder $my.siteName$] 2009

  • Madaxweyne C / llahi Yusuf Axmed ayaa todobaadkii hore u tagay dalka Britain baaritan caafimaad iyo mid shaqo, waxayna warbaahinta qaarkeed sheegeen in caafimaaadkiisu aanu wanaagsanayn, balse waxaa taas gaashaanka ku dhuftay afhayeenkiisa gaarka ah.

    [unknown placeholder $my.siteName$] 2008

  • Xubno ku dhowdhow Nuur Cadde ayaa sheegay in Ra'iisul wasaaruhu uu u tagay dalka Britain daweyn dhanka Indhaha ah, waxaana socdaalkiisa lagu sheegay mid horay loo qorsheeyay.

    [unknown placeholder $my.siteName$] 2008

Comments

Log in or sign up to get involved in the conversation. It's quick and easy.